Cover image for Mar la arag
Mar la arag
Title:
Mar la arag
Author:
Maxamed, Faarax Xuseen, author.
Publication Information:
Leicester, UK : Looh Press, 2017.
Physical Description:
86 pages ; 21 cm
Summary:
"Ma jiraan dhacdooyin iyo waayo aragnimo ku soo maray nolosha oo aan marna maskaxdaada ka suulin; Safar dheer oo aan xusuustiisu weligii kaa guurin, dareen gaar ahna kugu reebay. Welwel nolosha iyo mustaqbalka, dakharada waayaha iyo duruufaha waqtiga, macalinkaagii dugsiga ee aad jeclayd, dal barasho iyo dalxiis dhulkaaaga oo xiiso iyo kalgacal kugu abuura... Intaa iyo in kaleba waxad ugu tegaysaa buuggan Mar La Arag." -- Publisher.
Language:
Somali
ISBN:
9780993431371
Format :
Book